Qore: Abdi DualeQaylo dhaan ayaa maalmahanba Soomaalida ka dhex taagneyd, kaddib markii ay gabadh Kaatolig ahi shir ka dhex sheegtay inay Kaniisadda Hargeysa ku lug leedahahay. Marka laga soo tago dooda ah haddii Masiixiyiintu xaq u leeyihiin inay waddan Muslin ah goob caabudaad ka dhistaan iyo in kale, iyo xadiisyo/aayado soo daliilinta, waxay ila noqotay in aniga oo Soomaali Masiixi ah, aadna ugu dhuun daloola Masiixiyiinta Soomaaliyeed, aan runta ka sheego xidhiidhka annaga iyo kaniisaddan naga dhexeeya.
1 Comment
|